Baraha Bulshada Tiktok, Telegram iyo 1XBET oo Soomaaliya laga mamnuucay
Aug 20 (Jowhar.com)-Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiydda dowladda Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif ayaa lagu amray shirkadaha isgaarsiintan Internetka ee bixiya adeegyada Baraha Bulshada Tiktok, Telegram iyo…