Soomaaliya oo u tartamaysa Kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika
Jan 09 (Jowhar)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday musharaxnimadeeda ku biiridda Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika, muddo xileedka 2025–2028.Dowladda Soomaaliya ayaa tilmaantay in guulaha ay gaartay!--more-->…