Muxuu Sharciga ka qabaa in qaar kamid ah degmooyinka Muqdisho laga reebo doorashada?
Jan 07 ( Jowhar) In badan ayaa su’aashaas la isoo weyddiiyay, waxaan jeclaystay inaan iftiimiyo aragtida sharci ee arrintaas la xiriirta.Dadku waxay maqleen in doorashada laga qaban doono oo keliya, degmooyinkii jiray 31 Diseembar 1990,!--more-->…