Ukrain ayaa sheegtay in la duqeeyay Kaydka Shidaalka dalka Ruushka
Jan 08 (Jowhar)-Milateriga Ukraine ayaa sheegay in ciidamadoodu ay beegsadeen bakhaar shidaal oo Ruushku leeyahay oo boqollaal kiilo mitir u jira soohdinta ay wadaagaan dalalka dagaallamaya, kaas oo ay adeegsadaan ciidamada cirka ee…