Madaxweyne Xasan oo ka dagay Jabuuti iyo xogta kulanka Madaxweyne Geelle
Dec 28 ( Jowhar)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ka dib martiqaad uu ka helay…