Aaska Meydadka askartii beesha Xawaadle ee lagu dilay Ceelbaraf oo ka socota Beledweyn
Jan 05 ( Jowhar) Waxaa magaalada Beledweyn ka socoto aas qaran oo halkaasi loogu sameynayo askartii beesha Xawaadle ee ka tirsanaa xoogga dalka, kuwaasoo dhamaadka bishii hore lagu laayay degmada Ceelbaraf ee gobolka Sh.dhexe.Wararka!--more-->…