Puntland oo sheegtay in 8 Ajaanib ah ay Daacish uga dishay dagaalkii saaka
Dec 31(Jowhar) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar khasaare culus dhaliyay oo saaka ciidamadda Puntland iyo Kooxda Daacish ku dhexmaray gobolka Bari.Saraakiisha ciidamada difaaca Puntland ayaa xaqiijiyey in saaka ay dileen!--more-->…