Xamsa “Waxaan rabnaa in xoogga la saaro sidii Baasaboorkeennu ula tartami lahaa kuwa Caalamka”
Dec 18 ( Jowhar)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda looga fadhiyo sidii Baasaboorka Soomaaliga uu u noqon lahaa mid la tartama…