Xamaas oo shaacisay la haystayaal ay siideyneyo
Jan 24 (Jowhar)-Xamaas ayaa magacawday afar qof oo la haystayaal Israa’iiliyiin ah kuwaasoo lagu sii dayn doono Sabtida iyada oo la raacayo heshiiskii xabbad joojinta ee Gaza.Waxa uu sheegay ururka in afartan ruux ay yihiin askar dumar!--more-->…