Itoobiya oo beenisay in ciidankooda ay ka qeyb qaateen dagaalkii magaalada Doolow
Dec 24 ( Jowhar) Dawladda Itoobiya ayaa beenisay eeda DF Soomaaliya ee ah in ay ciidanka Itoobiya ka qeyb noqdeen dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Doolow ee gobalka Gedo.Itoobiya ayaa ku eedeysay in arrintan ay Soomaaliya uga gol!--more-->…