Baarayaashu waxay heleen sanduuqyada madow ee diyaaradaha isku dhacay Washington
Jan 31 (Jowhar)-Baarayaasha ayaa ka soo saaray sanaadiiqda madow ee diyaarad ganacsi ka dib markii ay isku dhaceen hawada dhexe iyo diyaarad helikobter ah oo dul mareysay wabiga Potomac ee magaalada Washington DC, taasoo keentay dhimashada…