Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ciidamo Itoobiyaan ah ay qeyb ka ahaayeen dagaalkii Doolow
Dec 23 ( Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay falka xadgudubka ah ee maanta ay Ciidamada Itoobiya ka geysteen magaalada Doolow ee Soomaaliya.War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa lagu sheegay!--more-->…