Wasiir C/risaaq oo xil ka qaadistiisa ku sababeeyay sida loo wajahay tabashada ree Hiiraan
Dec 22 ( Jowhar) wasiirkii Bateoolka Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa caddeeyay sababihii uu xilkiisa ku waayay ay tahay kala aragto duwanaan ku saabsan sida loo wajahayo xalinta tabashooyinka reer Hiiraan ka qabaan Maamulka…