Gudoomiye Madaale oo dalacsiiyay saraakiisha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka
Dec 09 ( Jowhar) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta daraja dalacsiin ah oo ka timid Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud u xiray saraakiil ka tirsan…