Mucaaradka Syria oo sheegay iney Bishar Al Asad ka xoreeyeen guud ahaan dalkaasi
Dec 08 ( Jowhar) Mucaaridka Hubaysan ee Syria ayaa saaka oo Axad ah sheegey, in ay Syria ka xoreeyeen Bashar Al Asad oo dalkaasi soo xakumayay nus-qarni; kaddib marki ay gudaha u galeen magaalada caasimadda ah ee Dimishiq.Bashaar Asad!--more-->…