Mucaaradka Suuriya ayaa qabsaday magaalada istiraatiijiga ah ee Hama
Dec 07 (Jowhar)-Fallaagada Suuriya ayaa la wareegtay gacan ku haynta magaalada Xama, taasoo muujinaysa guul la taaban karo oo ay ka soo hooyeen weerarro degdeg ah oo todobaadkii la soo dhaafay ka dhacay waqooyiga Suuriya, iyagoo dharbaaxo…