Ra’iisul wasaaraha France oo qarka u saaran inuu dhoco iyo mooshin culus oo laga wado
Dec 03 (Jowhar)Dowladda France ayaa aad loo saadaalinayaa in dhamaadka todobaadkan ay burburi doonto, kadib markii xisbiyada midigta fog iyo garabka bidix ay Isniintii shalay soo gudbiyeen mooshin kalsooni kala noqosho ah oo ka dhan ah…