Weerar lagu dhaawacay Gudoomiye kuxigeenka degmada Daaru-Salaaaam
Dec 03 ( Jowhar)Koox hubaysan ayaa dhaawacday gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshda ee degmada Daara Salaam Guure Maxamed Xersi oo ku jiray meel Gym ah oo ku taala isgooska ex koontarool Balcad.Sidoo kale waxaa lagu dilay goobta!--more-->…