Rooble, Saacid iyo Mursal oo Muqdisho soo gaaray, kuna biiray shirar mucaaradka
May 26 (Jowhar) Ra’iisul Wasaarayaashi hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Cabdi Faarax Shirdoon oo wehliyo Guddoomiyihii hore Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho.Imaatinka Mas’uuliyiintan!--more-->…