Israel oo xirtay inkabadan 240 Falastiiniyiin ah
Dec 29 ( Jowhar) Ciidamada Israel ayaa la xaqiijiyay in ay xireen in ka badan 240 oo qof oo Falastiinyiin ah oo ay ku jiraan dhaqaatiirta, agaasimayaasha iyo howlwadeennada isbitaal ku yaalla waqooyiga Gaza, kaddib marki ay weerareen…