Madaxweyne Xasan oo Cabdi raxmaan Cirro ugu baaqay inuu sii wado wadahadalada
Nov 19 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa Mudane Maxamed Aw-Cali Cabdi.!--more-->…