Israel oo 10 Falastiiniyiin ah ku dishay weeraro ay ka fulisay Qaza
Nov 17 (Jowhar)-Saraakiisha caafimaadka Falastin ayaa sheegay in ciidamada Israel ay Sabtidi shalay duqeymo cirka ah ku dileen ugu yaraan 10 Falastiiniyiin ah, isla markaana ay dhaawaceen 20 kale gudaha Iskuul ay ku noolaayeen dad barakac…