NISA oo gacanta ku dhigtay xubno Shabaab u qaabilsanaa Isbitaalada iyo Daryeelka Bukaanada
Nov 16 (Jowhar)-Ciidanka haya’adda Nabad Sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa gacanku soo dhigay laba dhagar qabe oo u qaabilsanaa dhanka Isbitaalada iyo daryeelka bukaanada Khawaarijta.Dhagarqabaha koowaad ayaa lagu magacaabaa!--more-->…