Wasiirka Amniga Jubaland oo beeniyay in ciidankii ku sugnaa Beledxaawo ay isku dhiibeen DFS
Dec 08 ( Jowhar) Wasiirka amniga gudaha Jubbaland sareeye Gaas Yusuf Xuseen Cismaan Dhumaal ayaa beeniyay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahinayay baraha bulshada kaas oo ahaa in Ciidamo Jubaland ka tirsan oo ku sugnaa Dagmada…