AUSSOM oo beenisay in diyaarad helicopter ah Shabaab uga soo rideen Xawaadley
Jun 03 (Jowhar) Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa xaqiijiyay in Ciidamadii Burundi ee ku sugnaa saldhigga hore ee Xawaadley, oo ku yaalla waqooyi-bari Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, si nabad…
Israel oo 24 qof Falastiiniyiin ah ku dishay xero gargaar lagu iibiyo oo Qaza ki taalo
Jun 03(Jowhar) Agaasimaha Guud ee cisbitaalka Nasser ee Khan Younis ayaa sheegay in 24 qof ay dhinteen 37 kalena ay ku dhaawacmeen “kaddib markii ciidamada Israel ay rasaas ku fureen dad rayid ah oo gargaar ku sugayay Rafah.
Injuries Surge to 109 During Liverpool Victory Parade
The number of individuals reported injured in the Liverpool victory parade crash has increased to 109, with four people still hospitalized, according to Merseyside Police.
Australian Woman Accused in Triple Mushroom Murders Takes the Stand
An Australian woman has been accused of murdering three elderly relatives of her estranged husband by serving them a lunch that allegedly contained poisonous mushrooms. Her trial has captivated the nation.
China Strongly Denies US Allegation of Breaching Tariff Agreement
China has expressed its "firm rejection" of US assertions that it has breached a comprehensive tariffs agreement, as tensions between the two economic giants appear to be escalating again.
Maxkamad ku xukuntay dowlada Jarmalka in si sharci darro ah u celisay Qaxooti Soomaali ah
Jun 02 (Jowhar)Maxkamad ku taal magaalada Berlin dalka Jarmalka ayaa xukuntay in Jarmalku jabiyay sharciga magangalyada kadib markii uu saddex dhalinyaro Soomaali ah uu dib ugu celiyay xadka dalka Poland oo ay ka soo gudbeen.
Massive Ash Cloud Billows from Mount Etna Eruption
Columns of volcanic ash, gas, and rock ascended into the sky above Mount Etna after an eruption at the active volcano on the east coast of Sicily this morning.
Xog kasoo korodhay shirkii mucaaradka iyo beesha caalamka
Jun 02 (Jowhar) Siyaasiyiiinta mucaaradka ah ee ku bahoobay Madasha Samata-bixinta Soomaaliyeed ayaa maanta kulan la yeeshay wakiillada Beesha Caalamka ee jooga Muqdisho, waxaana ay labada dhinac dood adag ka yeesheen siyaasadda dalka iyo…
Eight Hurt in Firebomb Attack at Colorado Rally
Eight individuals sustained injuries when a 45-year-old man shouted "Free Palestine" and hurled incendiary devices into a crowd in Boulder, Colorado, during a demonstration commemorating the Israeli hostages still in Gaza, according to US…
Ra’iisul wasaare Xamze oo 5 qodob kala hadlay madaxweynaha Jabuuti Geelle
Jun 02(Jowhar)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamze Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.