Isra’il oo 20 qof ku dishay qarax ka dhacay magaalada Beyrut
Nov 24 ( Jowhar) Isra’il ayaa Sabtidi shalay sii wadday duqeymaha dhinaca cirka ah oo ay bilihi dhawaa ka wadday dalka Lubnan, iyadoo qaraxi shalay oo lagu tilmaamay mid ka mid ah kuwi ugu cuslaa lala beegsaday bartamaha caasimadda Beyrut.!--more-->…