Qatar oo ku dhawaaqday iney joojisay wadahadaladii ay ka dhex waday Israel iyo Xamaas
Nov 10 (Jowhar)-Dowladda Qatar ayaa Sabtidi shalay ku dhawaaqday in ay hakisay dowrki ay ku laheyd dhexdhexaadinta wadahadallada muhiimka ah ee lagu rabay in xabad joojin lagu kala dhex dhigo Isra’il iyo Xamaas, si loo soo afjaro dagaalka…