Wasiirka cusub ee gaashaandhigga Israel oo xilka loo dhaariyay
Nov 07 ( Jowhar)-Wasiirka cusub ee difaaca Israel, Israel Katz, ayaa si rasmi ah loogu dhaariyay baarlamaanka hortiisa ka dib markii si lama filaan ah uu shaqada uga eryay ra’iisul wasaarihii isaga ka horeeyay Benjamin Netanyahu, kadib…