Madaxwynaha Ukrain wuxuu rajeynaya Xallin Diblomaasiyadeed Dagaalka sanadka soo socda
Nov 17(Jowhar)-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa muujiyay in Ukraine ay hiigsaneyso in ay soo gabagabeyso dagaalka ay kula jirto Ruushka sanadka soo socda iyada oo loo marayo qaab dublamaasiyadeed, gaar ahaan iyadoo labada wadan…