Cabdiraxmaan Cirro oo ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee Somaliland
Nov 19 (Jowhar)-Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne-nimada SL uu ku guuleystay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro.63.92% ayuu ku guuleystay Cabdiraxmaan Cirro, halka Muuse Biixi uu helay codad u dhigma!--more-->…