Mareykanka ayaa Ukraine ogoladaay gantalada 300km ku garacan bartilmaameedyada gudaha Ruushka
Nov 18 (Jowhar)-Maamulka Biden ee Mareykanka ayaa Ukraine u fasaxay inay u adeegsadaan hubka Mareykanka lagu sameeyo duqeymaha ka socda gudaha Ruushka, taasoo calaamad u ah isbedel muuqda oo ku yimid mowqifkiisa ku saabsan colaadda Ukraine…