Sh Shariif iyo CC Warsame oo warbaahinta isugu yeeray iyo go’aani culus oo…..
Nov 16 (Jowhar)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Shariif Sheikh Axmed iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur ayaa goordhow shir jaraa’id ku qabanaya Muqdisho, kaasoo Warbaahinta looga yeeray.!--more-->…