Iran oo xukun dil toogasho ah ku fulisay muwaadin Yuhuudi ah
Nov 04 (Jowhar)-Iran ayaa Isniinta maanta ah dil toogasho ah ku fulisay xubin ka mid ah bulshada Yuhuudda ee laga tirada badan yahay ee dalkaas, kaasi oo lagu helay dambi dil ah, sida uu sheegay urur aan dowli aheyn, xilli ay sare u sii…