Masar oo markii labaad hub culus kasoo dajisay dekeda magaalada Muqdisho
Nov 03 (Jowhar)-Labo markab oo mid ka mid ah uu yahay Markab dagaal iyo mid sida hub ayaa gelinkii dambe ee maanta ku soo xirtay Dekeda Muqdisho.Shixnadan hub ayaa ah middii labaad oo Masar usoo dirto Soomaaliya oo lagu taageerayo!--more-->…