Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Somaliland
Nov 15 (Jowhar)-Waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday tirinta codadka doorashada madaxtinimada iyo tan xisbiyada ee Somaliland, iyada oo wararka hordhaca ah ee aan ka soo xiganay ilo-wareed lagu kalsoonaan karo ay sheegayaan in loo badinayo…