Xubno kamid ah guddiga joogtada ee golaha shacabka oo ka horyimid guddiga KMG-ka ee doorashhada loo…
Nov 11 (Jowhar)-Illaa 10 xubnood oo ka mid ah 15-ka Guddoomiye ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ayaa ka hor yimid guddiga kumeel-gaarka ah ee ay magacaabeen guddoomiyaasha labada Aqal.Waxay sheegeen in tallaabadani baalmarsan tahay!--more-->…