Jubaland oo Qaadacday qodobada kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho
Oct 31 (Jowhar)-War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu shaaciyey sababihii ay uga baxday shirkii Madasha Wadatashiga Qaran, kaddib markii la isku mari waayey qodobo muhiim ah.Jubbaland ayaa sheegtay in shirka ay!--more-->…