NISA oo sheegtay iney howlgal ku dishay 27 Shabaab ah
Nov 03 (Jowhar)-Horjoogayaal iyo maleeshiyaad Shabaab ah oo gaaraya 27 xubnood ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ay ka sameeyeen deegaanka Yaaqle ee Gobalka…