Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Oo Doonyo Ilaalo Ah Ka guddoomay Safiirka Turkiga
Nov 01 (Jowhar)- Munaasabad kooban oo lagu qabtay Dekadda Muqdisho ayaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Cumar Cali Cabdi oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale waxa uu Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ku qaabilay Afar Doomood oo…