Madaxweynaha Masar oo soo jeediyay xabad joojin kaba cisho ah oo ka dhaqan gasha Gaza
Oct 28 (Jowhar)-Madaxweynaha Masar Cabdelfatax Al-Sisi ayaa Axaddii ku dhawaaqay in dalkiisa uu soo jeediyay xabbad joojin laba maalmood ah oo dhexmarta Israa'iil iyo Xamaas, muddadaas oo lagu sii deyn doono afar qof oo ka mid ah…