Booliska Kenya oo gacanta kusoo dhigay ninka loo heysto dilka sadeex Soomaali oo isku qoys ah
Nov 03 (Jowhar)-Booliska Kenya ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen ninkii ka dambeeyay dilka saddex qof oo isku qoys ahaa oo dhowaan ka dhacay magaalada Nairobi.Ninkan ayaa laga soo qabtay goob uu ku dhuumaaleysanayay oo ku taalla!--more-->…