Gaari Xamuul ah oo dad ku jiiray meel Baska laga raaco
Okt 27 (Jowhar)-Darawal gaari xamuul ah ayaa gaarigiisa ku jiiray dad isugu soo baxay goob basaska laga raaco oo ku taal bartamaha Israel, taasoo sababtay dhaawaca ugu yaraan 29 qof, sida ay sheegeen dhakhaatiirta iyo booliska.Kiis!--more-->…