Maxey ka wada hadleen Xasan Sheekh iyo Ismaaciil Cumar Gelle?
Oct 21 (Jowhar)-Madaxweynaha JFS Dr, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaaminaayo ayaa waxaa Qasriga Madaxtooyada Jabuuti ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.!--more-->…