Israel oo sheegatay iney dishay ninka bedelaya hoggaamiyihii Xizbullah Xasan Nasrallah
Oct 23 (Jowhar)-Milateriga Israel ayaa sheegay in ay dileen wadaadka loo malaynayay in uu xilka kala wareegi doono hoggaamiyihii geeriyooday ee Xisbullah, Xasan Nasrallah , kaddib weerar xagga cirka ah oo ay fuliyeen ku dhawaad saddex…