Horjoogayaal Shabaab ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay gobolka Mudug
Oct 19 (Jowhar)-Ilaa 30 ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro intaasi ka badana waa ku dhaawacmeen howlgal Ciidanka Xoogga Dalka iyoย kuwa deegaanka ay ka fuliyeen deegaanka Qaycad ee Koofurta Gobalka Mudug.Howlgalkaan ayaa lagu!--more-->…