Soomaaliya, Masar iyo Eritrea oo isbaheysi cusub sameystay
Oct 10 (Jowhar)-Madaxda dalalka Soomaaliya, Masar iyo Eritrea ayaa ku heshiiyay in la dhiso Guddi wadajir ah oo saddex geesood ka kooban Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalkaas, si ay iskaashi istiraatiiji ah uga yeeshaan dhammaan…