Wasiirka Tamarta Turkiga oo soo gaaray Magaalada Muqdisho
Feb 25 (Jowhar)-Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga dalka Turkiga Dr. Alparslan Baytaktar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo munaasabadda soo dhaweynta Markabla shidaalka saminaya…