Wararkii u danbeeyay khasaaraha weerar Israel ay ku qaaday magaalada Beyrut
Oct 21 (Jowhar)-Isra’il ayaa xalay duqeymo culus ku bartilmaameedsaday qeybo ka mid ah magaalada Beyrut ee caasimadda Lubnan, waxyar kaddib marki ay ku dhawaaqday Axaddi shalay in ay beegsan doonto garabka maaliyadda ee Xisbullah.
McEntee Visits Abu Dhabi to Finalize Bilateral Agreements with UAE
The Minister for Justice, Helen McEntee, is currently in Abu Dhabi to finalize bilateral treaties with the United Arab Emirates regarding extradition and mutual legal assistance.
Pope Declares 14 New Saints, Featuring the ‘Martyrs of Damascus’
Pope Francis has established a new assembly of saints, canonizing 14 individuals, including the "martyrs of Damascus," who were killed in Syria during the Ottoman Empire and serve as symbols of Christian persecution.
Harris and Trump Appeal to Voters as Early Voting Begins
Democrat Kamala Harris and Republican Donald Trump have hit the campaign trail, making their case to voters from Georgia to Pennsylvania, where early voting for the US presidential election has already begun.
Cuba Faces Second Blackout as Electricity Grid Fails Again
Cuba's government has announced that it is once more working to restore electrical service across the island following reports from state-run media indicating that the national grid had collapsed again within a 24-hour period.
Faransiiska ayaa ka digay in guusha Ruushku ay horseedi doonto ‘Fowdo’
Oct 20 (Jowhar)-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Faransiiska, Jean-Noel Barrot, ayaa ka digay in guusha Ruushku ka gaaro Ukraine ay abuuri doonto "qalalaase" gudaha nidaamka caalamiga ah.
Madaxweyne xasan oo wadahadal gaar ah la yeeshay dhiggiisa dalka Burundi
Oct 20 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Bujumbura ee caasimadda dalka Burundi, halkaas oo uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Burundi Mudane…
French Minister Warns That Russian Victory Could Lead to ‘Chaos’
The French Foreign Minister, Jean-Noel Barrot, has cautioned that a Russian victory over Ukraine would create "chaos" within the international system.
Sarkaal ka tirsan ciidanka Haramcad oo lagu dilay magaalada Muqdisho
Oct 20 (Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil magaalada Muqdusho loogu geystay sarkaal ka tirsan ciidanka booliska, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad.
Israel oo duqeymo culus ku garaacday magaalooyinka Beyrut iyo Gaza
Oct 20 (Jowhar)-Saacado kaddib marki uu ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Natanyahu uu sheegay in diyaaradaha aanan duuliyaha laheyn lagu bartilmaameedsaday gurigiisa xilli uu ka maqnaa, ayay millatariga Isra’il Sabtidi shalay duqeymo…