Mareykanka oo ciidamo dheeraad ah diraya si uu u adkeeyo difaaca Israel
Oct 14 (Jowhar)-Dowladda Mareykanka ayaa Axaddii shalay ku dhawaaqday in ay gantaallo casri ah oo nuuca difaaca cirka ah iyo ciidamo Mareykana ah u direyso Israel, si ay u xoojiso nidaamka difaaca cirka Israel, maalmo kaddib marki ay Iran…