Xasan Sheekh iyo Isaias Afwerki oo wahadal gaar ah ku yeeshay Asmara
Oct 09 (Jowhar)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea, halkaasoo ay uga bilaabatay booqasho qaadan doonta labo cisho, iyadoo safarkan uu yahay kii 7aad oo dalkaas ku tago tan iyo 15 May…